Shiikh Shaakir oo shaaciyey xeelad cusub oo looga hortegi karo fikirka Al Shabaab

Hogaamiyaha kooxdii Ahlu sunna Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka hadlay dardar gelinta dagaalka ka dhan ah Al shabaab iyo xoreynta degaannada ay ka joogaan dalka, wuxuuna sheegay in fikirka al shabaab looga adkaan karo fikir kale oo laga horgeeyo. “Fikirka khawaarijta wuxuu u baahan yahay fikir laga horgeeyo, xaqiiq dhabta ah marka la … Continue reading Shiikh Shaakir oo shaaciyey xeelad cusub oo looga hortegi karo fikirka Al Shabaab